Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan…
“Mooshinkan wax ka badalka dastuurka sharci ma ahan, waa xaaraan mana waafaqsan dastuurka, waxaana muuqata in uu horgal u yahay [muddo kororsi] sharci darro ah. Hal sano ayaan banaanka joogay aniga oo muddo kororsi diidayo. Haddii ay daruur keeneyso waa in loo maraa habraaca saxda ah”
— Xildhibaan Xasan yare
This Post Has 0 Comments