Madaxweyne Donald Trump ayaa amray in ciidamada Mareykan ah loo diro magaalada Portland ee gobolka…

Madaxweyne Xasan sheikh oo booqday Taliska xoogga dalka iyo war ka soo baxay
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow.
Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud warbixin ka siiyay xaalada dalka iyo dagaalka ka dhanka ah AS
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa sidoo kale warbixino ka dhageystay saraakiisha Ciidanka, waxaana kulan guud uu la qaatay Taliyaasha Ciidamada Badda, Cirka, Taliye ku xigeenka Ciidamada dhulka Xooga dalka Soomaaliyeed.
This Post Has 0 Comments