Former President Farmaajo Warns Against Politicizing NCC Mogadishu, Somalia – May 7, 2025 — Former…
NISA OO SOO BANDHIGTAY HUB IYO GURI AAY LA WAREEGEN
NISA ayaa sheegtay in Guri ku yaalla degmada Hodan laga soo saaray hubkaan waxaana la qabtay 2 ruux iyo gaari ay wateeen, iyadoo sidoo kale lala wareegay gurigii.
Maalmahii ugu danbeeyay ciidamada amaanka ee muqdisho ayaa sare u qaaday howlgalada degmooyinka waxana hadda la dareemaya in la adkeeyay amaanka caasimadda
This Post Has 0 Comments