Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan…
Baarlamanka Somaliya oo kooram la’aan u baaqday maata
Kulankii Golaha Shacabka JFS ayaa u baaqday Kooram la’aan, waxaana soo xaadiray 103 Mudane oo ka tirsan Golaha shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
Gudoomiye ku xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in la yeeri doono magacyada Xildhibaanada soo xaadiray kuwa aan soo xaadirina lagana qaadi doono Tilaabo la xiriirta Xuquuqdooda Isalamarkaana Xildhibaanada aysan ku xuquuq ahayn.
This Post Has 0 Comments