Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan…
Booliska oo war cusub ka soo saaray weerarkii xalay
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in xalay fidkii 09/Jun/2023 abaare 07:55 PM 7 katirsan Al-Shabaab ay Weerar ku qaadeen Hoteel
Pearl oo ku yaalla Degmada Cabdicasis.
Warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Hoteelka ay Al-Shabaab weerareen uu ahaa goob ay Dadka Shacabka ah ku shaah cabaan, taas oo muujinaysa sida ay shacabka
Soomaaliyeed ee Muslimiinta u la dagaalamayaan.
This Post Has 0 Comments