Madaxweyne Donald Trump ayaa amray in ciidamada Mareykan ah loo diro magaalada Portland ee gobolka…

Booliska Soomaliya oo war ka soo saaray Qarax lagu weeraray xarunta gobolka banaadir iyo Qasare ka dhashay
by isxaq Rashid Uga yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay Degmada Xamarweyne
WARSAXAAFADEEDKA BOOLISKA
Degmada Xamar weyne, Maanta 16 Jan 2024, abaaro 11:40Am, yaa qof naftii haligaa isku qarxiyay banaanka hore ee makhaayada Alhindi. Qasaaraha ka dhashay, ayaa ah Dhimasho 3 iyo Dhaawaca 2 qofood oo goobta ka dhawaa.
Ciidanka Boliiska oo goobta ka dhawaa ayaa eryanayay Hafti-haliga, wuxuuna qarxay isaga oo ciidanka ka cararaya.
Hada, Ciidamada amaanka ayaa goobta ku sugan waxaan socota baarista, si aan wax faahfaahsan dadka ula wadaagno.
This Post Has 0 Comments