Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku casuumay in muqdisho ay timaado dhiggiisa dalka Tansaaniya
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa wadahadal ku yeeshay Madaxtooyada magaalada Dar Es Salaam. Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal…