Gudoomiyaha gobolka banaadir oo shir ugu qeyb galaya Dalka Iraaq
By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Bagdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq, halkaasi oo lagu wado in maanta oo Arbaco ah uu ka furmo shirka Magaalooyinka…