Madaxweyne Xasan sheikh oo booqday Taliska xoogga dalka iyo war ka soo baxay
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow. Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Madaxweynaha…