By Moses Muli Education CS Ezekiel Machogu during a past meeting in his office. PHOTO…
Ciidamada Dowladda iyo kuwa ATMIS oo holgallo sameeyay
Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah hawlgalka ATMIS iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa qaadey Howlgal dagaal oo wadajir ah oo ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa degmada Balcad iyo Tuulada Galooley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wadadaas ayaa dhowr jeer waxaa weerar ka fuliyay Xubno katirsan Ururka As iyaga oo beegsaday Mas’uuliyiin iyo Askar katirsan dowladda Soomaaliya.
This Post Has 0 Comments