Skip to content

DEG DEG Ciidamada amaanka muqdisho oo soo qabtay nin saakay dil u geystay qof xoolo dhaqato ah

DEG DEG. Ciidamada amaanka ayaa soo qabtay ninkan sawirkiisa idiin muuqda oo dil u geystay qof shacab ah

Ciidamada ammaanka deegaanka Gubadley ayaa gacanta ku dhigay Nuur Cabdullahi Axmed {Diimoow) oo ku eedeysan inuu saaka deegaankaas ku dilay Marxuum Kunciil Kadiye Guure oo xoolo dhaqato ahaa

Dilka ayaa ka dhacay suuqa gubadley ee xoolaha lagu iibiya waxana la sheegay in nus dolar lacak ah u dilay marxuumka

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top
Close mobile menu