CNN News Published: July 30,2024 4:45 PM In some of Africa’s major cities, young people…
DIL KA DHACAY MAGAALADA BALADWEYNE IYO FAAH FAAHINO LAGA LAGA HELAYO
Allah unaxariiste Abshir ibraahim xasan oo kamid ah dhalinyarada waxbaratay ee reer Baladweyne ayaa hadda lagu dilay magaaladasi sababo aan wali la shaacin
Dilkiisa waxuu ka dhacay goob caafimaad oo uu isaga masuulka aha oo ku taalla xafadda howlwadaag gaar ahaan laanta siigalow qorayga AK47 nin wata ayaana dilkaasi fuliyay
Labada sawir waa Isla abshir marna uu difaacanayay Buugiisa jamacadda ee heerka koobad marna waa isaga oo ka qeyb qaadanaya Caawinta dadkii aay fatahaaddu saameysay ee Baladweyne ka barakacay.
Waxii ku soo kordha amuurtan halkaan ayaad Kala socon do
ontan.
This Post Has 0 Comments