skip to Main Content

Loading Events

« All Events

  • This event has passed.

Diyaaradaha imaaradka oo duqeymo ka geystay soomaliya

June 17, 2023 @ 8:00 am - 5:00 pm

Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka lagu arag ayaa duqeymo ka fuliyay Deegaanka Saban-sabley oo u dhaxeeya Deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, degaanadaan duqeynta ay ka fuliyeen diyaaradahaaan laga leeyahay Imaaradka Carabta ayaa ku yaal xadka kala qaybiya shabeelada Dhexe iyo Galgaduud.

Diyaaradaha duqaymaha fuliyay oo ah kuwa aan wili lagu arag Soomaaliya ayaa maanta ilaa xalay dul heehaabaya Bud-bud, Galcad ilaa Cali Axmed, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in cabdi xooggan ay daareemeen .

  1. Talabadaan ayaa u muuqatata in diyaaradihii Mareykanka iyo Turkiga oo duqaymaha dhinaca Hawada ah ka Fulinayay Soomaaliya in ay bedeleen diyaaradahaa dagaalka Imaaradka Carabta Taas oo Weji Cusub u yeelsa Hawlgalada kaa dhan ka ah Alshabaab ee ka socda dalka . By isxaaq Rashiid

Details

Date:
June 17, 2023
Time:
8:00 am - 5:00 pm
Back To Top