Diyaaradaha imaaradka oo duqeymo ka geystay soomaliya
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay Dalka imaaraadka Carabta oo ah diyaarado hore dalka lagu arag ayaa duqeymo ka fuliyay Deegaanka Saban-sabley oo u dhaxeeya Deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, degaanadaan duqeynta ay ka fuliyeen diyaaradahaaan laga leeyahay Imaaradka Carabta ayaa ku yaal xadka kala qaybiya shabeelada Dhexe iyo Galgaduud. Diyaaradaha duqaymaha fuliyay oo ah…