East African Published: August 27,2024 03:31 PM The United Nations Security Council unanimously voted on…
Hay’adda NISA oo soo bandhigtay xubno ka tirsan AS oo isa soo dhiibay
By isxaaq Rashiid Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka NISA ee ka howlgala deegaanada Koonfur galbeed ayaa maanta soo bandhigay rag badan oo ka tirsanaa Alshabaab , kuwaas oo isku soo dhiibay dowladda.
Xarunta Taliska Ciidanka Nabad Sugidda ee magaalada Baydhaba ayaa lagu soo bandhigay raggan oo gaaraya 10 xubnood, waxayna Alshabaab u qaabilsanaayeen Jabhadeynta iyo weerarada gaadmada ahsida ay sheegeen laamaha Amniga ee Koofur galbeed.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Baydhabo iyo degaanada kale ee hoostaga ka jiray Hawlgallo ka dhan ag Alshabaab
This Post Has 0 Comments