Madaxweyne Donald Trump ayaa amray in ciidamada Mareykan ah loo diro magaalada Portland ee gobolka…

Madaxweynaha Hirshabeelle oo tababar u soo xiray cutubyo cusub oo ciidan ah
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Madaxtooyada Hirshabeelle oo mudo tababar uga socday Caasimada Jowhar.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidankaan daraawiishta ah ay u diyaarsan yihiin adkeynta amniga caasimada, Madaxtooyada sidoo kalana ay ka qeyb qaadan doonaan wajiga labaad ee howlgalada lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta ah ee alshabaab.
This Post Has 0 Comments