Skip to content

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyo ijeedka safarkiisa

By isxaaq Rashid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug .

Safaeka Madaxweynaha  ayaa noqonayo kii ugu horreeyey oo uu ku tago degmadaas tan iyo markii Alshabaab  laga saaray halkaas.

Madaxweyne Xasan sheekh ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehliya  Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor  Qoor iyo Mas’uulitiin kale.

Sidoo kale Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa booqan doona degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Socdaalka uu Madaxweyne Xasan Sheekh maanta ku taagay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay Hawalgallo ka dhan ah Alshabaab ay ka jireen degaanada hoostaga degmadaasi

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top