Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Khasaare ka dhashay Qarax is-miidaamin ah oo caawa lagu weeararay Gur ku yaalla Magaalada jawhar
By isxaaq Rashiid faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada jowhar
Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarax ayaa waxaa lagu weeraray xarunay maamulka degmada gamboole iyo ciidamada macwiileyda ku leeyihiin halka loo yaqaano xaafada hanti wadaaga ee maagaalada jowhar.
Sidoo kale ilo deegaanka ah ayaa waxa ay Boundless MEdia – Somali u xaqiijiyeen in qaraxaan ay ku dhaawacmeen illaa 2 shaqsi iyo sidoo kale 5 dhimasho ah.
This Post Has 0 Comments