Skip to content

DEG DEG.Weerar lagu qaaday Xero ciidan oo ku taalla baardheere

By isxaaq Rashiid Weerar ku bilaawday Qaraxyo ayaa lagu qaaday xero lagu tababaro ciidanka dowladda oo ku taalla degmada Baardheere ee gobalka Gedo, waxayna wararku sheegayaan in uu jiro khasaara ka dhashay weerarkaas oo ilaa hadda socda.

 

Xarunta la weeraray oo lagu magacaabo ADC ayaa waxaa ku sugnaa dhalinyaro loo diyaarinayo kamid noqoshada ciidanka dowladda iyo xoreynta gobalka Jubada Dhexe oo ah gobalka kaliya oo ay maamulaan AS.

 

Waxii ku soo kordha Boundless MEdia kala soco.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top