Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Deg deg war ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha qaranka
By isxaaq Rashiid Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in maxkamadda gobolka Banaadir uu horgeeyay ilaa afar masuul oo loosoo xiray falal la xariira Musuq-maasuq.
Dowladda somaliya ayaa mudooyinki ugu Danbeeyay ladagalameysay musuq maaasuqa iyadoona aay jiraan masuuliyiin aay sheegtay in loo qabtay
This Post Has 0 Comments