By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…

Dad shacab ah oo lagu diray gobolka shabelle ee Dowlad deeganka
- By isxaaq Rashiid Qaar kamid ah shacabka ku nool gobollada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka cabanayaa qaabka dowladdu u maareyso xalinta isku dhaca beelaha deegaanada qaar iyo arrimo kale.
Shacabka ku nool gobolada Dawlada Degaank Soomaalida Itoobiya oo wrbaahinta l hdlay aya shaaciyay in dhibato ay kala kulmaan xalinta dagaalo bleedyada mas’uuliyiint degaanka aysan waxba ka qaban arintaan.
Dhanka kale warar ayaa Sheegaya in ilaa iyo afar qof oo shacab ay ciidamada dowlad deegaanka soomlida ku dileen agagaarka tuulada Laab ee Degmada Beercaano kaddib muran ka dhashay goob ay dageen dadkaas oo ka soo fogaanayay fatahaadda wabiga Shabeele.
Sidoo kale ‘ Isla gobolka Shabeele, waxay dadku ka cabanayaan in lagala wareegay beero ay tabcadeen qoysas ku nool degmada Elele ee gobolkaas, iyadoo talabadaa uu maamulka gobolka u sababeeyay, ka hortagga isku dhac beeleedyada ka Tagan Dhul DDS.
This Post Has 0 Comments