Skip to content

Khasaare ka dhashay qarax miino oo ka dhacay deeganka Daaru-Nicma ee shabeelaha dhaxe

By isxaaq Rashiid Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Qarax Miino oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Degaanka Daaeunicmaa ee gobolka shabeelada Dhexe.

Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay sida la sheegay Gaari uu watay Abuukar Jawiil Caddoow oo la yaqaanay (Abuukar Miineey) oo ahaa Xoghayaha Degmada Runirgood ee gobolka shabeelada Dhexe oo ku dhintay Qaraxa halka Darawilkii ka ka xeeynayay Gaariga uu la socday uu isagana halkaas ku geeriyooday.

AS oo sheegatay Mas’uuliyada Qaraxa maaanta ka dhacay degaanka Daaru nicma ee gobolka shabeelada Dhexe iyado shaaciyay in ay ku dileen Abuukar Jawiil Caddoow (Abuukar Miineey )oo ahaa guddoomiye ku xigeenka maamulka degmada Ruunirgood ee gobolka shabeelada Dhexe Islamarkaana ka mid ahaa Aasaasayaasha Macawiisleeyda Degmada Runirgood .

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top