Skip to content

Deg Deg:-Gudoonka Golaha Shacabka oo fasaxay Wasiirka Cadaaladda oo maanta Golaha hortagi lahaa

By isxaaq Rashiid Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sherkh Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa fadhiga golaha Shacabka ka fasaxay Wasiirka Cadaalada XFS Xasan Macalin oo ka soo daahay kulanka kadib markii uu ka hor furmay.

Xubno ka mid ah golaha shacabka ayaa Gudoonka u jeediyay in dib u eegis lagu sameeyo xilkiisa

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top