Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Ergayga Madaxweynaha JFS u qabilsan Arimaha Somaliland oo la kulmay Safiirka Uk u jooga Somaaliya
By isxaaq Rashiid Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim kula qaatay Mogadishu Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen dardargalinta qorshaha Wada hadallada DFS iyo maamulka Somaliland iyo booqashadii uu dhawaan Safiirka ku tagay Magalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Ergayga ayaa Safiirka iyo Dowladiisa UK uga Mahadceliyay taageeradooda joogtada ah oo ay la garab taagan yihiin Soomaaliya.
This Post Has 0 Comments