Skip to content

Madaxweynaha koofur galbeed oo gaaray buurhakaba

By isxaaq Rashiid Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Wafdiga Madaxweynaha kuso dhoweyey Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Madaxweyne laftagareen ayaa halkaasi ka billaabaya kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka degmada iyo Sarakiisha Ciidamada.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top