Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Faah faahino ka soo baxaya shil khasaare geeystay oo ka dhacay gobolka bari
By isxaaq Rashiid Hal qof ayaa ku dhintay 8 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka gadaal shil Gawaari oo ka dhacay soone Xangee oo u dhow degaanka Qayaadsame oo hoostaga degmada Carmo ee Gobolka Bari.
Shilka ayaa ka dhashay iskudhaca gaari Bas ah iyo Gaariga loo yaqaanno ( Candho-meydle ) oo ah gawaarida waaweyn waxaana dhaawacyadii loo qaaday degmada Carmo sida ay la wadaageen Taliska guud ee ciidanka ilaalada wadooyinka Puntland .
Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaannada Puntland ku batay shilalka gaari oo ay ka dhashaan khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac
This Post Has 0 Comments