Soomaaliland ayaa ka hadashay markabka hubku ku raranyahay ee gacanta u galay m/mulka Puntland. Wasiirka…

Deg deg qarax ismiidamin oo khasaare geeystay ayaa ka dhacay jalalaqsi oo hiiran ka tirsan
By isxaaq Rashiid gudoomiyahii arimaha bulshada & isdhexgalka dhalinyarada degmada Jalalaqsi Maxamed Dhagacade ayaa la warinayaa inuu ku dhintay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay jalalaqsi oo gobolka hiiraan ka tirsan
Khasaare kale ayaa jira waxii ku soo kordha halkaan kala soco
This Post Has 0 Comments