
Madaxweyne Guudlaawe oo abaabul dagaal ka wada Shabeellaha Dhexe iyo arimo xasaasi ah
By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabulka dagaalka ka dhanka ah AS ayaa mabooqasho ku tagay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe
Madaxweynaha oo socdaalkaan booqashada ah ay ku wehliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiiin, Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad Qeybta 27aad ee CXDS Taliyaha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale ayaa jeedkoodu ahaa abaabul bulsho oo ka dhan ah AS
Madaxweynaha oo boqolaal dadweyne ah dhawan kula hadlayay deegaanka Guulane ayaa ku bogaadiyay sida geesinimada leh ay ku wajaheen AS isagoo markale ugu baaqay inay usoo baxaan dhameystirta iyo baabi’inta cadowga dhibaatada ku haya shacabka Soomaaliyeed
This Post Has 0 Comments