Skip to content

Gudomiyaha Barlamanka kenya oo ka hadlay Barnamijka cafimaadka guud

By Ayanle Dhiire 

Guddoomiyaha golaha qaran ee xeer dejinta Moses Wetang’ula ayaa soo dhaweeyay barnaamijka caafimaadka guud ee UHC ee uu Jimcihii daahfuray madaxweynaha wadanka William Ruto.

Xilli uu ku sugnaa ismaamulka Bungoma ayuu Wetang’ula sheegay in daahfurka qorshahan caafimaad ay muujinaysa in dowladda dhexe ay ka go’an tahay wanaajinta daryeelka ay helaan shacabka.

Waxaa uu si gaar ah u bogaadiyay in dadka ay waxyeellada ka soo gaarto shilalka iyo kuwa qabo xanuunnada raaga inay heli doonaan daaweyn lacag la’aan ah

 

 

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top