Skip to content

Farmaajo oo gaaray muqdisho iyo ujeedka safarkiisa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib Muddo Laba Sano oo ku sugnaa dalka Qatar.

Madaxweyne Farmaajo oo ka dib doorashadii looga guuleystay aan dib ugu soo laaban dalka ayaa waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb galay dad isugu jira Mas’uuliyiin iyo shacab.

 

Farmaajo ayaa la filaya in uu codkiisa ku biirin doono siyaasiyinta mucaaradka ah ee ku sugan dalka kuwas oo dowladda kaaga aragti duwan Howlaah dastuurka

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top