Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Ciidanka dowladda ayaa wiil filim qaade ah ku toogtay isgoyska siinay ee muqdisho
By isxaaq Rashiid Cali oo kamid ah muuqal duubayasha magaalada muqdisho ayeey ciidanka dowladda ku toogten Isgooyska siinay waxana la sheegay in uu dilka geystay askari ka tirsana ciidamada dowladda
Dilka ayaa dhacay cali wiilkan dhalinyarada ah uu ku guda jiray howshiisa duubista isagoo xiligaas duubayay banaanbax looga soo horjeedo Maamulka gobolka banaadir kaas oo ku saabsana canshuur xaddhaaf ah oo uu maamulka soo rogay”
This Post Has 0 Comments