By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo ku sugan degmada Walanwyen…

Aqriso Dowladda dhaxe oo maamul cusub u dhiseysa Jubbaland
By isxaaq Waxaa magaalada muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirka madaxda dowladda dhaxe iyo maamulada kaas oo socday 6-7May 2025. Waxana shirkan laga soo saaray warsaxafadeed 10 qodob ka kooban
Deeganada jubbaland oo aay xaladi ka taagan tahay ayaa loo xil saaray wasaaradda arimaha gudaha dowladda fedaraalka
Golaha Wadatashiga Qaranka, wuxuu isku raacay in wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ay talo iyo soo jeedin ka keento xaaladda dowlad goboleedka Jubbaland, si waafaqsan dastuurka dalka, si loo helo nidaam dowlad goboleed oo sharci ah,” ayaa lagu yiri qodobkaas.