Skip to content

Aqonyahan Dr Abdullahi Ali oo isku soo sharaxay xilka madaxtinimo ee jubbaland

By Ayanle Dhiire

Dr Abdullahi Ali oo ah aqonyahan somaliyeed oo qorsheynaayo in uu ku dhawaaqo xilka madaxtinimo ee maamul goboleedka jubbaland. Dr Abdullahi oo mudo badan kaso shaqeyay hawlaha samafalka sidoo kale dr Abdullahi wa ganacsade mudo badan kunolaa Cariga mareykanka dadka yaqaano waxa ay ku tilmaaman nin dhalinyara ah firfircoon oo dadaal badan, Dr ka waxaa uu dhawr bilood kahor hormuud ka ahaa dhalinyaro aqonyahan somaliyeed oo aas aasay xisbi siyasaded cussub oo Tusmo lagu magacaabo.

”Is sharaxaada Dr Abdullahi Ali aya kuso aadeyso xili dhawaan la rajeynaayo in ay qabsoonto dorasho ka dhacdo jubbaland’

Maamul goboleedka jubbaland waxa uu la daala dhacayaa dhibaatoyiin badan ay kamid tahay argagixisada oo dhul badan ka haysto maamulkas. Dhalinyarada isbadal doonka ah ee jubbaland aya si weyn uso dhaweyay in uu Dr Abdullahi Ali isku soo sharaxo jagadaas iyago shegay in maanta ay u bahanyihin Aqonyahan samata bixiyo maamulka jubbaland.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top