Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

AS oo sheegtay dilka gudoomiyahii Degmada Aadan-yabaal
By isxaaq Rashiid Deeganka daarulsalam ee duleedka muqdisho ayaa kooxo hubeysan waa aay ku dileen Allaah unaxariiste gudoomiyahii hore ee degmada aden yabaaal gobolka shabeelaha dhaxe Maxamuud Sheikh Xasan Caananuug
Ehelka marxuumka ayaa Boundless u xaqiijiyay geeridiisa intaasi kadib AS ayaa sheegtay dilka gudoomiyaha waxana ninkaan lagu xasuusta dagaaladii uu kooxdan la galay ee looga xureeyay degmada Aadan-yabaal ”
This Post Has 0 Comments