Skip to content

Banaanbax ka dhacay magaalada muqdisho

By isxaaq Rashiid waxaa maanta Garoonka Kubadda Cagta ee Koonis ka dhacay bannaanbax lagu taageerayo heshiiskii dhawaan dowladda Soomaaliya la gashay dowladda turkiga, kaas oo ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha labada dal.

Bannaanbaxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana  ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan oo katirsan dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xiray dhammaan waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Garoonka Kubadda Cagta Stadium Koonis ee degmada Cabdul Casiis.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top