by isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan…

Banaanbaxa lagu xasuusanayey qarixii Soobe2 oo maanta Isgoyska Zoobe ka dhacay
By isxaaq Rashiid Maanta waxa amagaalada Muqdiaho ka fhacay banaanbax loogu baroor diiqayey 29 October oo ah maalinti qarixi Zoobe 2 uu dhacay sannadki 2022.
banaanbaxa oo ay soo abaabushay xukuumadda Federaalka aya awaxaa ka qayb galay wadiiro ka tirsan cukuumadda RW Xamse Cabdi Barre iyo shacab lasoo abaabulay.
isla bishaan 14 October ayaa sidaan oo kale waxaa isla Zoobe ka dhacay qarax loogu baroor diiqayey qarixii Zoobe 1 ee 2017.
This Post Has 0 Comments