Skip to content

Barakacayaal kunool Gobolka sitti oo Agab la gaarsiiyay!

By Ayanle Dhiire (Boundless Media)

Xafiiska Macdanta, Tamarta iyo Shidaalka DDS aya soolarrada tamarta cadeedda ku shaqeeya ku wareejiyay 540 oo qoys oo ah barkacayaasha ku sugan gobolka Siti gaar ahaa tuulada Casbuli.

 

Soolarrada ayay qoysaskan ugu faa’iidaysan doonaan dhinacyada shidashada, dabaynta moobillada iyo ganacsi ahaanba. Guddoomiyaha gobolka Siti Maxamed Kaahin ayaa sheegay in laydhkan tamarta cadceedda ku shaqeeya uu waxtar badan u leeyahay noloshooda, dhaqaalahooda iyo bilicdaba.

 

Agabka soolarka ee qoysaskan la gaadhsiinayo ayaa waxaa si dadban uga faa’iidaysanaya illaa 3kun oo qoys oo ah bulshada ku dhaqan goobtaasi!

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top