By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…

Barasaabka Lamu oo so Dhaweyay in Dib Lo Furo Xadka Somalia Iyo Kenya
By Ayanle (Boundless Media)
Guddoomiyaha ismaamulka Lamu Issa Timamy ayaa soo dhaweeyay qorshaha ay dowladda dhexe dib ugu furaysa xadka ay wadaagaan waddamada dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa in ka badan 10 sano.
Waxaa uu Timamy hoosta ka xarriiqay in tallaabadan ay caddeyn u tahay in xaaladda amni ay tahay mid wanaagsan.
Barasaabka ayaa sheegay in dib u furka xadka labada dal ay sare u qaadi doonto arrimaha ganacsiga ee ismaamulka Lamu.
“Dhawaan ayey Ahyd Marki Ay Dawladaha Kenya Iyo Somalia Si Rasmi Ah oogu Dhawaaqeen in Si toos Ah loo Furi Donoo Xadka Labada Dal, iyado Wixii Intaa Kadambeyay Siyaabo Kala Duwaan looga Arragti Dhiibtay!
Xuquuqda wey dhawrantahay
This Post Has 0 Comments