By isxaaq Waxaa magaalada muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirka madaxda dowladda dhaxe iyo maamulada…

Boqorka ingiriska oo gaaray magalada mombasa
By Ayanle Dhiire
Waxaa maanta ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta tagay boqorka Ingiriiska King Charles III iyo marwadiisa Queen Camilla.
Waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalka Willaim Ruto.
Boqorka Ingiriiska King Charles III iyo marwadiisa ayaa haatan ku sugan xarunta ciidamada badda ee Kenya oo uu Ingiriiska tababaro ee deegaanka Likoni.
Sidoo kale boqoradda ayaa booqan doonto dad ka badbaaday tacaddiga jinsiyadeed iyo kan galmo halka boqorka Ingiriiska uu isna la kulmi doono madaxda diimeed iyo hoggaamiyaasha bulshada ee Mombasa.
Waxaa ay wadanka ku joogaan booqasho afar cishe ah oo la doonayo in lagu xoojiyo xiriirka labada dal.
This Post Has 0 Comments