By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo ku sugan degmada Walanwyen…
Canshuur celintii ayaa bilaabmaysa maalinta Khamiista july.
Canshuur celinta ayaa bixintooda labilaabaya ugu horeeyn maalinta khamiista soconaysa ilaa bisha labo iyo tobnaad. Lacagta la bixinayo ayaa ah $250-$300 cunugiiba. Ciyaalka da’doodu tahay 6 jir wixii ka yar helayaan $3,600 halka 6 jir ilaa 17 jir ay helayaan ku dhawaad $2,000 ilaa $3,000.
Dawladu waxay lacagtaan ugu talo gashay inay ku caawiso dadka cudurka covid-19 uu sameeyay halkaan lacagtan ay isaga kabi karaan ama unoqonayso cawimaad dhinaca haday noqoto cuntada,dharka iyo ilaabaha iskuuladka. Xildhibaanada ayaa waxay sheegeen inay wax cawimaadkale oo inay bixiyaan ah u qorshaysan majirto.
Lacagta waxaa ku helikartaa inay bangigaaga ama gurigaaga kuugu soo dhacdo hadii aad buuxsatay canshuur celinta labadii sano la soo dhaafay 2019 iyo 2020. Boqolkiiba sagaashay ciyaalka ku nool gobolka Maine ayaa u qalma lacagtaan sida ku xusan warbaahinta Portlan Press Herald.
This Post Has 0 Comments