DF oo shaacisay caqabad ka haysata inay DALKA kusoo celiso ciidanka jira Eritrea
By Abdinajib Abdullahi Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan dalka Itoobiya ayaa qeyb ka mid ah wareysi uu siiyey VOA wuxuu uga hadlay arrimaha ku gedaaman…