Maxkamadda Sare ee dalka Kenya oo go’aan rasmi ah ka gaartay doorashadii RUTO
By Abdinajib Abdullahi Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ayidday doorashadii William Ruto ee madaxweynaha shanaad ee dalkaas, taasi oo soo geba-gebeysay isku day uu musharaxii laga guuleystay Raila Odinga ku doonayey inuu meesha kaga saaro. Dhammaan garsoorayaasha Maxkamadda, oo ay…