Diyaaradaha Itoobiya oo duqeeyey caasimada Tigray iyo dagaalka oo sii xoogaystay
By Abdinajib Abdullahi Afar qof oo ay ku jiraan laba caruur ah ayaa Jimcaha maanta ah lagu dilay duqeyn cirka ah oo diyaaradaha Itoobiya ay ka fuliyeen caasimadda gobolka Tigray, waxaa sidaas sheegay sarkaal caafimaad. Dowladda Itoobiya waa ay beenisay…