Raila Odinga oo ku gacan sayray natiijada doorashada
By Abdinajib abdullahi Musharaxa looga guuleystay doorashada dalka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan sayray natiijada doorashada ee ay shalay ku dhowaaqeen guddiga doorashada madax-banaan. Odinga yaaa sheegay in ku dhowaaqista guddoomiyaha guddiga Wafula Chebukati ee ah inuu William Ruto…