Baarlamaanka Puntland oo markale ku gacan-seeray tallaabadii SACIID DENI
By Abdinajib Abdullahi Xildhibaana baarlamaanka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa markale diiday xubnaha maxkamadda sare ee 4-tii July markii la ansixin waayey uu dib usoo magacaabay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Golaha wakiilada…