Jubbaland oo dalab la xiriira gobolka Gedo u gudbisay madaxweyne Xasan
By Abdinajib Abdullahi Maamulka Jubaland ayaa shaaciyay in madaxweynaha cusub ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud uga fadhiyaan sidii uu gacanta maamulkooda dib ugu soo celin lahaa gobolka Gedo. Wasiirka warfaafinta Jubaland Suleymaan Maxamed Maxamuud oo la hadlay idaacada BBC-da ayaa…