Sababaha Farmaajo u diidan yahay in la celiyo lacagta Imaaraadka
By abdinajib abdullahi Madaxweyne Farmaajo ayaa Xalay sii daayey qoraal ku socday guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu u sheegay inaan la bixin karin lacagtii 9-ka Malyan aheyd ee Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Farmaajo wuxuu…