Al-Shabaab oo weerar horleh ka fulisay KENYA, kadibna dab qabadsiisay..
By abdinajib abdullahi Xubno ka tirsan xoogaga kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa in maanta weerar culus oo khasaare kala duwan geystay ay ka fuliyeen gobolka xeebta Laamu ee dalka Kenya halkaas oo ay ku dileen ku dhowaad 10…