R/W Xamza oo soo saaray amar saameynaya golaha wasiirada iyo shaqaalaha DF
By Abdinajib Abdullahi Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta soo saaray amar culus oo toos ugu socdo wasaaradda maaliyadda, kaas oo sidoo kale saameynaya golaha wasiirada iyo shaqaalaha dowladda. Ra’iisul wasaare Xamza ayaa faray wasaaradda maaliyadda…