Nin ayaa baabur kormariyay booliskuna sheegay inuu bartilmaansaday qoys muslim ah
Nathaniel Veltman ayaa dilay afar qof oo muslim ah dhaawacayna hal qof halkaasna boolisku sheegay inuu ah weerar naceeyb ah. Veltman oo ah 20 jir ayaa laxidhay maalintii isniinta marku markhaati uu sheegay inuu gaadhigiisa kormariyay qoyska oo sugaya inay…